Madaxda Galmudug oo heshiis Is faham ah gaaray iyo Madaxweyne Farmaajo oo Bogaadiyay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay is-fahamka ay gaareen dhinacyada Galmudug oo maalmahan u joogay magaalada Muqdisho xal u helista khilaafaadka...