Ciidamo katirsan Milatariga oo maanta Tababar loo soo xiray Xerada Turkiga (Daawo Sawirro)
Ciidamo katirsan Milatariga dowlada Soomaaliya ayaa maanta tababar mudo sadex bilood ah socday waxaa loogu soo xiray Xerada milatari ee Dowlada Turkiga ka furtay magaalada...