Madaxweyne Xasan oo dardargelin dagaal u tagay Cadale (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Cadale ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle, halkaas oo uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle...