Dowladda oo war kasoo saartay howlgal lagu laayay saraaki AS ah iyo weerarkii saakay
War-saxaafadeed dowladda Soomaaliya kasoo baxay ayaa lagu sheegay in ciidanka Qaranka ay hawlgal si weyn loo qorsheeyay xalay ku beegsaday horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan...