Dowladda Turkiga ,ayaa si weyn u raadineysa in ay hesho diyaaradda dagaalka Mareykanka soo saaro ee ee F-35 , waxa ayna wadahadal kula hirtaa Turkiga...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo hay’adda Africa Risk Capacity (ARC) ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku soo gabagabeeyay shir socday muddo shan maalin ah...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo bayaan soo saartay ayaa sheegtay in ay si weyn u soo dhaweynayso warka ku saabsan in ciidamada dowladda Suudaan dib ula...
Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in howlgallo duqeyn ah oo ka dhacay nawaaxiga deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay...