Ciidanka hay’adda sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka Soomaaliya ee (NISA), ayaa ku guuleestay in ay gacanta kusoo dhigaan saddex nin oo lagu eedeeyay in ay doonayen...
Shacabka degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, ayaa xalay qaaday tallaabo si weyn loogu riyaaqay, kaddib markii ay nolosha ku qabteen nin dhallinyaro ah oo la...
War-saxaafadeed dowladda Soomaaliya kasoo baxay ayaa lagu sheegay in ciidanka Qaranka ay hawlgal si weyn loo qorsheeyay xalay ku beegsaday horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, dowladda Iran ku cadaadinaya joojinta barnaamijkeeda nukliyeerka, waxa uuna Trump madaxda sare ee Iran hor dhigay doorashooyin la xariira joojinta...
Wasaaradda Waxbarashada , Hidaha iyo Tacsliinta Soomaaliya, ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhax jiro musuqmaasuq aad u baahsan, waxaana fashilmay mashaariic dan weyn...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u canbaareeyay qaraxii argagixiso ee afaafka hore ee Madaxtooyada laga galo lagula eegtay kolanyada Madaxweynaha...