Prof.Dufle: “Sigaarku wuxuu sababaa cuduro badan oo halis ah iyo dhimasho degdeg ah”
Iyadoo sanad walba maanta oo kale 31-ka May 2018 ay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee loo asteeyey joojinta cabista sigaarka ayaa dhaqaatiirta Soomaaliyeed...