Muuse Biixi oo ciida awgeed ka farxiyey boqolaal Maxaabiis ku xirneyd xabsiyada Somaliland
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa munaasibada ciidal fidriga awgeed cafis u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xiran, kuwaasoo...