Axmed Madoobe oo kashifay sababta madaxda dowladu uga caga jiidayaan fulinta xukunada dilka ah
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa sheegay in dowlada Somalia ayb ka gaabisay fulinta xukunada dilka ah ee ay ridaan maxkamadaha ciidamada, isagoo...