Madaxweyne Cagjar oo kulankii ugu horeeyey la qaatay Saraakiisha ciidanka Liyuu Boolis
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar ayaa ciidammada Liyu booliska ugu baaqay inay ilaaliyaan xuquuqda aadanaha marka ay gudanayaan howlaha loo igmaday....