Taliye Indhaqarshe oo ku dhawaaqay qorshe aysan ku farxin Saraakiisha Xoogga dalka
Taliska Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay qorshe cusub oo imtixaan looga qaadayo Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed si loo tijaabiyo heerka aqoontooda. Taliyaha...