Maamulka gobolka Banaadir ayaa bilaabay caawa fulinta amarkii ka soo baxay duqa Muqdisho ee ahaa in la baneeyo jardiinooyinka danta guud ee laga dhistay ee...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa si cad uga soo horjeestay qodobadii ka soo baxay shirkii madaxda Maamul goboleedyada ee Kismaayo lagu soo...
Lataliyihii hore ee arrimaha ololaha doorashada ee madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu xukumay 14 maalmood oo xarig ah kaddib markii uu been u sheegay...
Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inuu dib ugu yeeray safiiraddii u fadhiyay saddex dal oo ka tirsan Laatin Amerika kaddib markii waddamadan ay xiriirka u...
Dawladda federaalka ee Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada ku shirsan Kismaayo ka codsatay in ay keenaan xisaab-celin ku aaddan “isticmaalka lacagaha dawladda dhexe ay u gudbiso...