Caqabad soo wajahday shirkii uu Farmaajo isugu yeeray Madaxda dowlad goboleedyada
Dowlad goboleedka Jubbaland ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe ayaa shaaciyey ineysan ka qeyb galaynin shirka uu madaxda dowlad goboleedyada isugu yeeray madaxweynaha Somalia 18ka bishan....