Khayre oo dhagax dhigay xarunta Wasaaradda qorshaynta oo dib u dhis lagu samaynayo (Daawo Sawirro)
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta wasaaradda qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha oo lagu samaynayo dib-u-dhis ballaaran. Sanduuqa...