Ciidamada Kumandoska & kuwa Maraykanka oo Maxaabiis ka soo furtay Al-Shabaab
Hawlgal qorsheysan oo ciidanka kumandoska Somalia iyo kuwa Maraykan ah ka fuliyeen degaano hoos-taga degmooyinka Afgooye iyo Balcad ayay kula wareegeen degaanada Basra iyo Baqdaad...