Wafdigii Aqalka sare ee xal raadinta ayaa soo gebagabeeyey kulamadii ay la lahaayeen Madaxda iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Jubbaland ee magaalada Kismaayo. Guddiga...
Sida ay sheegayaan wararka saaka aroortii hore ayaa dil qorsheysan waxaa uu ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Dilka ayaa waxaa ka danbeeyay koox...
Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey in la qabanayo doorasho lagu buuxinayo kursi ka banaan Golaha shacabka oo deegaan doorashadiisa tahay Puntland. Xildhibaan...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay in ciidamo u dirto dalka Koonfur Sudan, si ay gacan uga gaysato ammaanka, una xoojiso nabadda dalkaas....
Ciidamo ka wada ka tirsan maamul goboleedka Galmudug oo kala taabacsan madaxda iskhilaafasan ee maamulkaasi ayaa xalay ku  dagaalamay duleedka Magaalada Cadaado. Sida warku sheegayo...
Hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa shaacisey in howlgal laga sameeyey Muqdisho lagu qabtay Xubno sare oo ka tirsan Al-Shabaab. Sida lagu faafiyey Bogga...