Xildhibaan Mahad Salaad oo talo & dardaaran siiyey lamaaanihii dartood loo dilay Axmed dowlo
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka federaalka Somalia ayaa talooyin muhiim ah iyo dardaaran u jeediyey lamaane guurkooda la heyb soocay oo sababay in...