C/wali Gaas oo sagootiyey Qunsul dhameystay muddo xileedkiisii shaqo (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa Madaxtooyada Puntland ee Garòowe munaasabad sagootin ah ugu sameeyey qunsulkii hore ee qunsuliyadda Itoobiya u fadhiyey Puntland...