Somalia oo ku biirtay Urur ay ku midoobeen lix dal & Golaha Wasiirada oo ansixiyey
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo lagu ansixiyay agaasimaha iyo agaasime ku-xigeenka Hey’adda tayo Dhowrka Soomaaliyeed. Maareeyaha...