Kolonyo uu la socday Wasiir Goodax oo lagu qarxiyey meel ku dhow B/Xaawo (Sawirro)
Kolonyo ay la socdeen Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa qarax lala beegsaday, xilli ay marayeen degaanka Uunsi oo u...