Taliyaha Xabsiga dhexe ee Xamar oo shaqada laga joojiyey iyo taliye KMG ah oo lagu bedelay
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa si ku meel gaar ah shaqada uga joojiyay Taliyaha Xabsiga dhexe ee Xamar G/lle Sare Aadan...