Xubnaha beesha Caalamka ayaa bilaabay u kala dabqaadida xubnaha ku shiraya magaalada Dhuusamareeb iyo labada maamul goboleed ee maqan, kadib markii ay soo saareen warsaxaafadeedkii...
Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Galmudug Axmed M. Fiqi iyo Saraakiil uu hoggaaminayey oo ay ka mid ahaayeen taliyaha Qeybta 21aad ee ciidanka XDS S/Guuto Khooje,...
Guddiigii loo xil saaray Baaritaanka weerarkii August 1o ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, ayaa kulan ay maanta la yeesheen sii hayaha Ra’iisul...
Dowladda Soomaliya iyo Shirkadda Albayrak ee Maamusha Dekadda Muqdisho ayaa maanta heshiis cusub ku kala saxiixday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Heshiiskan ayaa waxaa dhinaca...
Guddiga isku dhafka ah ee ka baaraandegga doorashada Qaranka ayaa ku soo bandhigay magaalada Dhuusamareeb noocyo doorasho oo afar ah. Waxaa ku jira labadii nooc...