(Sawirro) Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulamo xasaasi ah ku leh Garoowe
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garowe ayaa kulamo la leh madax maamulka Puntland. Waxaa Madaxweynaha garoonka...