Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Xasan Cali Khayre ayaa caawa kulan afur ah ku martiqaaday Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa muuqaal uu maanta baahiyey ku dhaliilay Dowladda Federaalka inay siyaasadayneyso dagaalka ka dhanka ah Al shabaab, halkii...
Madaxweynaha Suuriya Axmed Sharac ayaa xaqiijiyay guul siyaasadeed oo hoos u dhigaysa hubaanti la’aanta mustaqbalka Suuriya, kaddib heshiis rasmi uu waxyar ka hor uu la...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar aan la shaacin ku aaday maanta dalka isu tagga Imaaraadka Carabta. Villa Somalia kama hadlin safarka Madaxweynaha iyo...
Guddoomiyihii hore ee Bankiga Dhexe ee Canada, Mark Carney, ayaa shalay loo doortay hoggaamiyaha xisbiga talada haya ee Liberal-ka Canada, taas oo waddada u xaareysa...
 Safaaradda Britain ee Muqdisho ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Soomaaliya siinayso in ka badan $40 milyan oo gargaar bani’aadannimo iyo caafimaad ah, si wax...