Xuutiyiinta oo dib u bilaabaya duqeymaha Maraakiibta Israel
Xuutiyiinta ee Yemen ayaa sheegay inay afar maalmood oo kama dambeys ah siinayaan dhexdhexaadiyayaasha wadahadallada xabbad-joojinta si ay cadaadis ugu saaraan Israel inay fasaxdo gargaarka...