Ku dhawaad 100 qof ayaa u dhintay daacuun caloole laba toddobaad gudahood, tan iyo markii uu cudurkan biyaha ka dhasha uu ka dillaacay gobolka Niilka...
Gantaal ay leedahay shirkadda SpaceX ayaa qarxay wax yar ka dib markii laga soo tuuray Texas maalinkii Khamiista, isagoo sababay in ay hakadaan dullimaadyadii iyo...
Dagaalo xoogan ayaa saaka ka socda degaanka Boos-hareeri oo ka tirsan gobalka Shabeelaha dhaxe Sidda wararka aan ku helnay kooxda Al shabaab ayaa weerar dhowr...
Xuduudda u dhaxaysa dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa waxaa ka socda dhaqdhaqaaqyo military oo xooggan, iyadoo laga cabsi qabo inuu halkaas hal qarxo dagaal fooda...