Cali Guudlaawe oo dhiirigeliyey ciidan ku sugan jiidaha dagaalka
Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo hoggaaminayo Hirshabeelle iyo howlgalka dabar-goynta Al Shabaab ayaa weli ku sugan furimaha dagaalka waxaana uu maanta kormeeray aagagga...