Xamse oo xilal u Magacaabay masuuliyiin cusub (Magacyada)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo magacaabay Agaasimeyaal Guud iyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga. HOOS KA AKHRISO MAGACYADA...