NEWS Rag loo heysto taageerada kooxda daacish oo lagu xiray GaroweCaydiid AliMarch 4, 2025 by Caydiid AliMarch 4, 20250 Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Taliska Qeybta Gobolka Nugaal ayaa gacanta ku dhigay saddex eedeysane oo kala ah: Cabdiqaadir Cabdisalaan Siyaad Fahad Maxamed Abshir Caamir... Read more
NEWS Laamaha amniga DF oo kulan deg deg ah iskugu yimid (Sawirro)Caydiid AliMarch 4, 2025 by Caydiid AliMarch 4, 20250 Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa guddoomiyay shir loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda oo ay kasoo qeyb... Read more
NEWS Midowga Yurub oo isku hubeynaya boqolaal Bilyan oo EuroCaydiid AliMarch 4, 2025 by Caydiid AliMarch 4, 20250 Madaxweynaha Guddiga Midowga Yurub, Ursula von der Leyen, ayaa Talaadada maanta ah soo bandhigtay qorshe shan qaybood ka kooban oo loogu talagalay in lagu abaabulo... Read more
NEWS Ceel-baraf oo laga saaray Al-Shabaab & Wararkii u dambeeyeyCaydiid AliMarch 4, 2025 by Caydiid AliMarch 4, 20250 Ciidanka Macawisleyda degmada Ceel baraf oo garab ka helaya Ciidanka Xoogga dalka ayaa si buuxda ula wareegay Ceel-Baraf oo maalmihii ugu dambeeyay uu ka socday... Read more
NEWS Fanaan Soomaali ah oo toorey lagu dilay dalka JarmalkaCaydiid AliMarch 4, 2025March 4, 2025 by Caydiid AliMarch 4, 2025March 4, 20250 Nin Soomaali ah ayaa nafta dhaafiyey isla markaana Mindi ku dilay nin kale oo Soomaali ah kaasoo da’diisa lagu sheegay 28 jir. Goobta Falku ka... Read more
NEWS China oo qaaday talaabo ay kaga aar-gudaneyso MareykankaCaydiid AliMarch 4, 2025 by Caydiid AliMarch 4, 20250 Shiinaha ayaa isaga oo ka jawaabaya canshuurta 10% ee dheeraadka ah ee Mareykanka saaray badeecadaha Shiinaha, wuxuu dhankiisa canshuur dheeraad ah saaray badeecadaha laga soo... Read more
NEWS Birhanu Jula: ” Wax yar ayaa nooga haray inaan gaarno Badda”Caydiid AliMarch 3, 2025 by Caydiid AliMarch 3, 20250 Taliyaha Guud ee Ciidanka Itoobiya General Birhanu Jula, ayaa sheegay in wakhti yar ay ka harsan tahay, in dalkiisu ku soo biiro dalalka Badda Cas... Read more
NEWS Ciidanka Puntland oo nolol ku qabtay ajaaniib ka tirsan DaacishCaydiid AliMarch 3, 2025 by Caydiid AliMarch 3, 20250 Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen saddex ajaanib ah oo duruuf weyn ka muuqato, kuwaasoo lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin Daacish.... Read more
NEWS Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Ciro & Manuel Marques?Caydiid AliMarch 3, 2025 by Caydiid AliMarch 3, 20250 Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada kulan muhiim ah kula yeeshay madax sare oo ka socotay Hay’adda IOM Mr. Manuel... Read more
NEWS Xamse oo xilal u Magacaabay masuuliyiin cusub (Magacyada)Caydiid AliMarch 3, 2025 by Caydiid AliMarch 3, 20250 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo magacaabay Agaasimeyaal Guud iyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga. HOOS KA AKHRISO MAGACYADA... Read more