Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Ahmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Kheyre iyo Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur ayaa soo dhoweeyay gogosha wadatashi ee Madaxweyne Xasan Sheekh ku baaqay,...
Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM) oo xalay warsaxaafadeed soo saaray ayaa shaaciyay in ay Sabtidii duqeymo kala duwan ka fuliyeen degaanno koonfur bari...
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa kumanaan kun oo ka mid ah shacabka ku dhaqan caasimadda Somaliland ee Hargeysa kala qaybgalay tukashada...