Sida laga soo xigtay warbaahinta Israa’iil iyo Masar, heshiis ayaa laga gaaray siideynta 620 Falastiiniyiin ah oo ku jira xabsiyada Israa’iil Maxaabiistan ayaa lagu waday...
Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka baarlamanka Somalia ayaa maanta laga soo celiyey garoonka dayuuradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho. Xildhibaanada kala ah Cabdirashiid Jire Qalinle...
Dowlada Somalia ayaa sheegtay in Ciidanka xoogga dalka iyo kaashanaya Dadka Deegaanka ay maanta si wayn Al-shabaab ugu jabiyeen weeraro ay ku soo qaadeen goobo...