Dowladda Soomaaliya si adag u diiday hadalkii Ra’iisul wasaaraha Israel ee ahaa in shacabka Falastiin loo raro dalka Sucuudiga halkaasna laga dhiso maamul u gaar...
Itoobiya ayaa diiday qoondadii dowladda Faderaalka ah u qorshaysay howlgalka midowga Africa ee Soomaaliya iyo goobaha loo qorsheeyay iney ka howlgalaan ciidanka Itoobiya. Dowladdu waxa...
Wasaarada shaqada & arrimaha bulshada ee Dowlada Somalia ayaa soo saartay amar faraya dhammaan loo shaqeeyayaasha inay goobahooda shaqada iyo shaqaalaha iney si rasmi ah...