Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland oo maanta lagu ansixiyey..
Fadhigii 8-aad ee Shirka Golaha Wasiiradda Somaliland oo Shir-guddoominaayey Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu weheliyo Madaxweyne ku xigeenku Maxamed Cali Aw...