Dowlad Afrikaan ah oo Masaajida mamnuucday dhawaqa dheer xilliga aadaanka
Dowladda Rwanda ayaa ka mamnuucday dhammaan masaajiddada inay isticmaalaan cod baahiyeyaasha dhawaqa dheer xilliga aadaanka salaadaha, iyadoo sheegtay in arrintaasi ay dhibaato ku tahay dadka...