(Daawo Sawirro) Dab xooggan oo qabsaday daarta Trump Tower & Khasaare nafeed oo ka dhashayCaydiid AliApril 8, 2018April 8, 2018 by Caydiid AliApril 8, 2018April 8, 20180 Qof ayaa ku dhintay afar qof oo kale oo ka mid shaqaalaha dab damiskana waa ay ku dhaawacmeen dab ka kacay daarta dheer ee Trump... Read more
Guddiga dib u eegista dastuurka ee labada aqal oo lagu kordhiyey lix xubnood oo metelaya..Caydiid AliApril 8, 2018 by Caydiid AliApril 8, 20180 Guddigga dib u eegista Dastuurka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la kordhiyey tiradiisa iyadoo lagu daray lix xubnood oo cusub. Xubnaha Guddigan oo ka... Read more
(Akhriso) Labo qodob oo guddiga metelayey Jawaari hor dhigeen Madaxweyne FarmaajoCaydiid AliApril 8, 2018April 8, 2018 by Caydiid AliApril 8, 2018April 8, 20180 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo oo dedaal ugu jira xalinta xiisada ka taagan Baarlamanka ayaa xalay kulamo kala duwan la qaatay guddiyo matalayey dhinacyada uu... Read more
Kiimiko lagu weeraray Magaalada Douma & dad ku dhow boqol qof oo ku le’day (Daawo Sawirro)Caydiid AliApril 8, 2018April 8, 2018 by Caydiid AliApril 8, 2018April 8, 20180 Howlwadeenada caafimaadka ayaa sheegaya in ugu yaraan 80 qof ay ku dhinteen weerrar looga shakisan yahay inuu kiimiko ahaa oo lagu qaaday magaalada Douma ee... Read more
Maxkamad xukun adag ku riday Madaxweynihii hore ee Koonfur Kuuriya (Daawo Sawirro)Caydiid AliApril 6, 2018 by Caydiid AliApril 6, 20180 Madaxweynihii hore ee Kuuriyada Koonfureed Park Geun-hye ayaa lagu xukumay 24 sano oo xabsi ah ka dib markii lagu helay dambi ah inay ku takrifashay... Read more
Qarax labaad oo goor dhow ka dhacay Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyeyCaydiid AliApril 6, 2018April 6, 2018 by Caydiid AliApril 6, 2018April 6, 20180 Qarax labaad oo ismiidaamin ah ayaa daqiiqado ka hor abaara 2:20 daqiiqo duhurnimo waxaa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho caasimada Somalia. Warar hordhac ah ayaa... Read more
Saraakiisha ciidamada Xoogga dalka oo ka hadlay dagaaladii ka dhacay degmada DayniileCaydiid AliApril 6, 2018April 6, 2018 by Caydiid AliApril 6, 2018April 6, 20180 Saraakiisha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamo ay kala dhax dhigeen maleeshiyaad iyo ciidamo qaab qabiileed u abaabulan oo shalay illaa xalay ku... Read more
Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxayaCaydiid AliApril 6, 2018April 6, 2018 by Caydiid AliApril 6, 2018April 6, 20180 Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan wadada u leexata Garoonka Dayuuradaha Aadan Cadde. ayaa waxa goor dhow xiligii lagu jiray salaada Jimcaha ka dhacay... Read more
Tartan Orodo xiise badan oo lagu qabtay Jidka Maka Al-Mukarama & madax ka qeyb qaadatay (Daawo Sawirro)Caydiid AliApril 6, 2018April 6, 2018 by Caydiid AliApril 6, 2018April 6, 20180 Wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Maamulka Gobolka Benaadir iyo Xiirirka Olympikada Soomaaliyed ayaa waxey maanta si rasmi ah u... Read more
Madaxweyne Luiz da Silva oo maanta bilaabaya xabsi 12 sano ah oo lagu xukumayCaydiid AliApril 6, 2018April 6, 2018 by Caydiid AliApril 6, 2018April 6, 20180 Madaxweynihii hore ee dalkaas Luiz Inácio Lula da Silva lagu amray inuu booliiska isu dhiibo galinka dambe ee Jimcaha maanta si uu u billaabo 12... Read more