Garoomo lagu ciyaaro Kubada cagta ama fustelka oo ku yaalla halka loo yaqaano beerta Nabada ee magaalada Muqdisho ayaa la xiray, lana joojiyey in lagu...
Danjiraha dowlada Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya ayaa ka hadlay lacagtii shalay lagu qabtay garoonka dayuuyadaha magaalada Muqdisho ee la sheegay inay u socotay Safaaradda...
Dowladda Somalia ayaa caawa war cad ka soo saartay lacagtii faraha badneyd ee manta lagu qabtay garooonka aadan cadde ee magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed ka soo...
Xildhibaanada taageersan Gudoomiye Jawaari ee la baxay Badbaadada Baarlamaanka oo shir jaraa’id caawa ku qabtay Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa digniin ka soo...
Ka dib markii maanta guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamanka Somalia C/wali Muudey uu shaaciyey in beri la qabanayo kulankii Baarlamanka oo ajendihiisu noqon doono mooshinka...
Qaar ka mid ah wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa caawa la xiray, iyadoo ay taagan tahay cabsida la xiriirta dhibaatada ka dhalan karta kulan mar kale...
Wasaaradda amniga Xukuumadda federaalka Somalia Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda amniga Muqdisho. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu beeniyey in ciidamada xaslinta ka...