Dibed baxyo caro leh oo ka dhacay qeybo ka mid ah Somaliland & booliska oo rasaas furay
Shacab fara badan ayaa isugu soo baxay deegaanada Ceel-afweyn iyo Gar-adag oo ka tirsan gobolka Sanaag kuwaasoo ka careysan xarigii boqor Cusmaan Boqor Buur-madow oo...