(Daawo Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay guddi ka kooban 22 xubnood
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Cali Kheyre, ayaa maanta kulamo deg-deg ah la yeeshay Wasiiradda Wasaaradaha Arrimaha Bulshada, Xildhibaanno, dhamaan safiirada Muqdisho ku...