Israa’iil ayaa qaaday weeraro ballaaran oo ay ku beegsanayaan xarumo milateri oo ku yaalla gudaha dalka Suuriya Goobaha la duqeeyey waxaa ka mid ah hanaankii...
Haweenay la dhalatay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi iyo wafdi balaaran oo heer sare ah ayaa saaka gaaray magaalada Seoul ee caasimada Kuuriyada Koonfureed. Kim Yo Jong...
Guddoomiyaha degmada Kalifi ee dalka Kenya Magu Mutindika ayaa sheegay in Laamaha ammaanku ay Haweeney 44 jir ah lagu magacaabo, Saidia Matani ku qabteen Magaalada....
Maxkamada Caalamiga ah ee Danbiyada  oo xarunteedu tahay magaalada Hague ee dalka Holland ayaa baaritaan ku bilowday dacwad laga gudbiyey Madaxweynaha Filibiin Rodrigo Duterte. Dacwadan...
Dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weeraray Saldhig Ciidamada gaarka ah ee dowladda Kenya ku leeyihiin deegaanka Katulo oo ka tirsan Magaalada Wajeer...
Magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa aad loo hadal hayaa dukaan ku caan baxay waxyaabo dad badan aysan ku dhiiran karin ama aysan...
Howlgal dad badan ka yaabiyay ayaa ka dhacay wadanka Filipiin ka dib markii dowladda wadankaas ay meel fagaare ah ku burburisay tobaneeyo gaari oo ah...