Mareykanka ayaa difaacay weerarada cusub ee Israel ,iyagoo sheegay in dalkaasi uu xaq kitaabi ah u leeyahay Daanta Galbeed ee la haysto,sida ay ka dhawaajiyeen...
Afar Israa’iiliyiin ah ayaa lagu dhaawacay weerar toorey loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Tel aviv xalay fiidnimadii sida ay sheegeen saraakiisha amaanka Yuhuuda. Ninka...
Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland iyo Galmudug oo Shir wadajir ah ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa soo saaray go’aanno ku saabsan xakamaynta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika oo ay bixiso Africa House, munaasabad lagu qabtay magaalada Davos...
Milateriga Israiil ayaa billaabay duullaan ballaaran oo ay ku qaadeen Daanta Galbeed ee la heysto ee dhulka Falastiiniyiinta, gaar ahaanna magaalada Jenin Illaa hadda waxaa...