Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dhaleeceeyay dhigiisa Ruushka kaddib weeraradii maanta uu ku qaaday caasimada Ukraine ee Kyiv ee lagu dilay ugu yaraan 12 qof,...
Wararka laga helayo magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in ciidamada booliska deegaankaasi ay weerar ku qaadeen xafiiska Ururka ONLF (Jabhadda Wadaniga...
Ciidanka Ilaalinta Xeebaha Boliiska Soomaaliyeed (SPCG) ayaa ka qeybgalay dhoolatus badeed oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidamada Gaarka ah ee Hawlgalka EUNAVFOR ATLANTA,...
Macluumaadka amniga ee la xiriira ee qaabka Imaaraadku u adeegsado garoonka diyaaradaha Boosaaso ayaa iftiimiyay in garoonka ay si joogto ah uga soo dagaan ciidamo...
Wasiiradda Difaaca iyo Arrimaha Dibadda ee dalalka Ciidamadda ay ka joogaan dalka Soomaaliya ayaa ku kulmay Magaaladda Kampala ee dalka Uganda. Sidoo kale, kulanka, ayaa...
Scott Bessent oo ah wasiirka Maaliyada Mareykanka iyo maalqabeenka Elon Musk ayaa isku feeray aqalka cad ee mareykanka ka dib muran soo kala dhex galay...