Guddiga Doorashoyinka DF oo war cusub soo saaray (Akhriso)
Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha ku wargeliyey Ururrada Siyaasadda iyo dhammaan daneeyeyaasha kale oo arrimaha Doorashooyinka inuu ku kordhiyey muddada diwaangelinta ururrada siyaasadda...