Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ka tacsiyeeyay geerida Janaraal Axmed Suleymaan Dafle Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda...
Wasaaradda ganacsiga ee Shiinaha ayaa xayiraad saartay in ka badan 18 Shirkadood oo Mareykanka laga leeyahay, kuwaas oo qaarkood ay hoostagaan waaxda difaaca, ka dib...
Madaxdii hore ee DF Maxamed C/llahi Farmaajo iyo Shariif shiikh Axmed ayaa ka hadlay tacsina ka diray geerida ku timid Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha...
Waxaa caawa ku geeriyooday dala Oman Ahmed Saleebaan Dafle oo ka tirsanaa saraakiishii ugu sareysay dowladii Kacaanka ee uu hogaaminayey Madaweyne Marxuum Maxamed Siyaad Barre....
Shiinaha ayaa ku booriyay muwaadiniintiisa inay si buuxda u qiimeeyaan khataraha ka hor inta aysan u safrin Mareykanka, iyada oo la tixraacayo xaaladda amni iyo...
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh Maxamuud ayaa u dhoofay dalka Turkiga, si uu uga qeyb galo madasha diblomaasiyadda ee Antalya. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa wadahadal muhiim...