Wadahadallo muhiim ah oo u dhexeeyay Iran iyo Maraykanka ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muscat ee caasimadda dalka Cumaan. Wadahadalladan oo ahaa kuwo dadban (indirect)...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ka tacsiyeeyay geerida Janaraal Axmed Suleymaan Dafle Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda...
Wasaaradda ganacsiga ee Shiinaha ayaa xayiraad saartay in ka badan 18 Shirkadood oo Mareykanka laga leeyahay, kuwaas oo qaarkood ay hoostagaan waaxda difaaca, ka dib...
Madaxdii hore ee DF Maxamed C/llahi Farmaajo iyo Shariif shiikh Axmed ayaa ka hadlay tacsina ka diray geerida ku timid Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha...