Ciidamada Ukraine ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen laba muwaadin oo Shiinaha u dhashay, kuwaasi oo u dagaallamayay ciidammada Ruushka ee gobolka Donetsk, bariga...
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u shaacinaysaa heshiis istiraatiiji ah oo lagu xoojinayo iskaashiga dhanka tamarta ee u dhexeeya...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay koror weyn oo lagu sameeynayo canshuuraha badeecadaha laga keenayo dalka Shiinaha, isagoo sheegay in laga bilaabo maanta laga...
Shiinaha ayaa ku dhawaaqay canshuur kale gaadhaysa 84% oo uu ku soo rogay badeecooyinka Mareykanka, taasoo ka falcelinaysa canshuuraha cusub ee uu Madaxweyne Trump saaray...
Puntland ayaa ku dhawaaqday in abaar iyo biyo la’aan baahsani ka jirto dhammaan gobollada iyo degaannada Puntland. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gargaarka iyo...
Shirkadda Meta ayaa xannibaado hor leh ku soo rogtay dadka da’oodu ka hoosayso 18 sano ee isticmaala Facebook iyo Messenger. Sharciyadan cusub ayaa xaddidaya in...
Ciidamada Xoogga oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa maanta howlgal lagu laayey xubno ka tirsan Al shabaab gaadiidna looga gubay ka fuliyey gobolka Shabeellada Dhexe. Howlgalka...
Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in Maraykanka ay ka wada hadleen sidii loo baajin lahaa safarka Raisal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ku tagayo magaalada Laascaanood,...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed  ayaa maanta si guul leh u fuliyey howlgal qorsheysan oo ka dhacay degmada Masaajid Cali Gaduud ee gobolka...