Xassan Shiikh & dhigiisa Al-Sisi oo arrimo xasaasi ah ka wada hadlay
Madaxweynaha Masar Abdel Fattah El-Sisi, ayaa maanta khadka taleefanka kula soo xiriiray Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud sida lagu sheegay qoraal ay soo saartay...