Duqeymo dhanka cirka ah oo ay Israa’iil ka geysatay magaalada Khan Younis ee koonfurta Qaza ayaa lagu dilay hoggaamiyihii ugu sarreeyay siyaasadda Xamaas Saalax al-Bardawel,...
Ciidamada amaanka degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa ka hortagey weerar Al Shabaab ku soo qaadey degmadaas, Waxaana labada dhinac dhexmaray dagaal culus Waxaa dagaalkaas...
Gudoomiyaha cusub ee Midowga Africa Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa maalinta Axad ah ku soo wajahan magaaladda caasimada ah ee Muqdisho. Booqashada Maxamuud ayaa ka dhigan...
Puntland ayaa shaacisay in dowladda Soomaaliya ay si hoose dhallinyaro uga qoraneyso deegaannada Puntland si ay u askarayso uguna adeegsato dagaalka ay kula jirto kooxda...
Soomaaliya ayaa ka qeyb galeysa Bandhigga 2aad ee Dhaqanka, Fanka iyo Farshaxanka Bariga Afrika oo ka dhacaya magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Wasiirka Warfaafinta,...