Wafdigii u horreeyay oo ka socda Mareykanka ayaa gaaray magaalada Kabul si ay wada-hadallo ula yeeshaan saraakiisha dawladda Afgaanistaan, iyadoo uu qaabbilay wasiirka arrimaha dibadda...
Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa u sheegay hoggaamiyaha sare ee Iran , Ali Khamenei inuu heysto muddo labo bilood ah si uu u go’aansado inuu qaadanayo...
Shaqaale caalami ah oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa lagu dilay shan kalena waa lagu dhaawacay weerar Arbacadii maanta lagu qaaday guriga martida ee Qaramada...
Al-Jazeera oo xiganeysa warbaahinta Israel ayaa sheegtay in Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland ay dooneyso in shacabka Gaza laga soo barakiciyo dib u dajin u sameeyaan...