Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka degay magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Hirshabeelle iyo saraakiisha Ciidamada...
Tirada dadka ku dhintay duqeymihii cuslaa ee ay xalay Israa’iil ka geysatay Qasa ayaa korortay. Ugu yaraan 400 qof ayaa haatan lagu soo warramayaa inay...
Ciidanka Difaaca Puntland ayaa maanta mar kale galay dagaalkii ugu adkaa oo ay Daacish ku difaacanayaan saldhiga ugu weyn ee ay Calmiskaat ku leeyihiin oo...
Meel u dhaw deegaanka Labo-garas ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Ciidan ka tirsan Al shabaab oo afur u fadhiyey maqribnimadii caawa goob keyn ah waxaa...