Al-Jazeera oo xiganeysa warbaahinta Israel ayaa sheegtay in Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland ay dooneyso in shacabka Gaza laga soo barakiciyo dib u dajin u sameeyaan...
Wafdi sare oo ka socda dawladda Imaaraatka Carabta, uuna hogaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha dibada ee Sheikh Shakhboot Nahyan Al Nahyan, ayna ku jiraan saraakiil sarsare...